1
00:02:45,973 --> 00:02:49,973
Ma toostay? Ma aadan seexan habeenkii oo dhan, sax?

2
00:21:05,578 --> 00:21:09,578
Tan iyo shalay waxaad ku sii waday inaad cidlayso

3
00:14:11,177 --> 00:14:19,950
Subax wanaagsan Baba

4
00:14:22,372 --> 00:14:23,507
O: Subax wanaagsan.
S: Subax wanaagsan

5
00:14:23,864 --> 00:14:34,677
Waxaan kuu keenay rooti… Waxaan is idhi malaha guriga midna ma joogo.

6
00:14:35,274 --> 00:14:38,436
Mahadsanid

7
00:14:53,511 --> 00:15:00,427
Wax dheh Songül. Fadlan, sidee baan u joojin karaa (dindirmek) xanuunkaaga?

8
00:15:02,139 --> 00:15:06,139
ii sheeg... Weydiiso wax kaa joojin kara murugadaada. Waxaan samayn doonaa wax kasta oo aad rabto. Haydi.

9
00:15:08,428 --> 00:15:10,088
Waxba

10
00:15:11,223 --> 00:15:13,233
Wax aad qaban kartaa ma jiraan

11
00:15:18,675 --> 00:15:22,675
Ma garanayo sida bannaankooda loo buuxin doono iyo sida xanuunkaygu u joogsan doono.

12
00:15:22,675 --> 00:15:24,625
Niyad jab (rajo la'aan - çaresizlik) waa shay aad u adag Songül

13
00:15:25,259 --> 00:15:27,869
Gurigaaga ayaan ku wareegayaa maalin kasta

14
00:15:27,946 --> 00:15:29,796
Indhahaygu waxay eegayaan iftiinka qolkaaga,

15
00:15:29,898 --> 00:15:31,978
hadday wax yar damisay

16
00:15:32,111 --> 00:15:36,111
Waxaan ka fekerayaa haddii aad yara seexatay waxaan la yaabanahay xanuunkaagu ma joogsaday?

17
00:15:36,552 --> 00:15:40,552
Haddii aad tidhaahdo xanuunkaaga dawadiisu waa dhinaca kale ee noloshan si degdeg ah ayaan ugu tagi doonaa.

18
00:15:50,637 --> 00:15:54,637
Had iyo jeer sidan ii eeg

19
00:15:56,734 --> 00:15:58,694
Indhahayga

20
00:16:55,463 --> 00:16:57,403
Wuu u tacsiyeeyay.

21
00:17:08,261 --> 00:17:12,261
Nazif wuu dhintay, muxuu u dhiman lahaa

22
00:17:12,261 --> 00:17:22,504
wuxuu yidhi wuu soo socdaa si uu Nazif u arko.

23
00:18:09,142 --> 00:18:11,022
ayaa kabalyeerigu wax ka weydiiyey Bülent

24
00:18:11,032 --> 00:18:15,032
galabta ayuu yimid, oo cabbaya si aan kala joogsi lahayn.

25
00:18:15,032 --> 00:18:19,032
miskiinka wuxuu isku dayayaa inuu kabuubiyo (dejiyo) xanuunkiisa”.

26
00:18:25,071 --> 00:18:26,831
Enişte

27
00:18:30,799 --> 00:18:32,849
Ha iigu yeedhin enişte.

28
00:18:36,536 --> 00:18:43,052
Peki (waa hagaag)… Kaalay aan halkan ka baxno

29
00:18:43,744 --> 00:18:47,744
Saaxiib iga daa. Meelna tagi maayo.

30
00:18:47,804 --> 00:18:57,037
Enişte... Cabbitaan ku filan hadda, aan haysanno hawo cusub.

31
00:19:01,518 --> 00:19:05,518
Xanuunka halkan (wadnihiisa) weli ma joogsan (dinmek).

32
00:19:05,698 --> 00:19:09,698
Geerida wiilkayga ayaa wali maskaxdayda ku jirta

33
00:19:09,830 --> 00:19:11,910
Taas macnaheedu waa kuma filna weli

34
00:19:17,012 --> 00:19:19,062
Tamam, haydi kaalay

35
00:19:19,663 --> 00:19:21,743
Waan wada cabbi doonnaa

36
00:19:22,636 --> 00:19:24,536
I daaya

37
00:19:36,765 --> 00:19:42,563
Orhan… Waxay dileen wiilkayga

38
00:19:43,491 --> 00:19:47,491
Waxay iga qaadeen wiilkaygii.

39
00:19:49,167 --> 00:19:53,167
Haddaba bal yaa gacantayda dhunkan doona maalmaha iidda?

40
00:19:54,027 --> 00:19:58,027
Yaa igu yeeri doona Baba?

41
00:20:14,514 --> 00:20:18,514
Ma ku shubaa koob shaah ah, babaciğim?

42
00:20:18,604 --> 00:20:22,604
Haddii aad rabto, waxaan quraacda u dhigi doonaa menemen

43
00:20:22,967 --> 00:20:26,967
Waad ku mahadsan tahay kızım, ma rabo inaan wax cuno.

44
00:20:27,871 --> 00:20:30,001
Laakiin babaciğim, waa inaad cuntaa…

45
00:20:36,557 --> 00:20:40,557
S: Günaydın.
F: Günaydın.

46
00:20:40,557 --> 00:20:42,567
Nasiib wanaag waxaad timid Feride abla.

47
00:20:42,567 --> 00:20:46,558
Waxaan aabahay u sheegayey inuu wax cuno.

48
00:20:46,558 --> 00:20:50,594
Feride, maxaa dhacay kızım? Ma jiraan wax xun?

49
00:21:14,297 --> 00:21:19,737
Maya babaciğim, waxaan u imid inaan ku arko waxaanan sidoo kale u socday inaan la hadlo Mahir.

50
00:21:35,085 --> 00:21:36,862
Waa maxay sababta aan halkan u nimid, ma ii sheegi doontaa?

51
00:21:36,862 --> 00:21:38,639
Waxaan kuu keenay wiilkaaga, Kerime Hanım. Ku socota wiilkaaga Cihan.

52
00:22:29,683 --> 00:22:33,683
Tani macquul maaha...ma noqon karto

53
00:22:44,906 --> 00:22:48,906
: U kaxee dhanka Çay Bahçe ee hoos... Kerime Hanım ha ka soo qaado hawo cusub.

54
00:23:16,920 --> 00:23:20,920
Markaa ma waxaad keenteen dambiilaha?

55
00:23:23,538 --> 00:23:27,538
: Halkee ayaynu ku hogaaminaynaa tuhmanaha, mudane savcı?

56
00:23:29,476 --> 00:23:33,476
U kaxee qolka su'aalaha, mar dambe ayaan iman doonaa si aan u bilaabo baaritaanka.

57
00:23:36,481 --> 00:23:44,631
Ma qaadan karo (isaga hor istaagi karo) savcı! Illahay haku garab galo.
____________

58
00:24:20,577 --> 00:24:24,577
Qofkii masuulka ka ahaa qaraxa gaariga (Cüneyt) ayaa la qabtay ka dibna,

59
00:24:30,332 --> 00:24:35,075
Eedeysanaha ugu weyn ayaa ah Maahir Kara, oo hooyadii iyo wiil uu adeer u yahay ku waayay dhacdada.

60
00:24:37,325 --> 00:24:45,270
taasina waxay u horseedi kartaa inuu keligiis ugu adeego cadaaladda.

61
00:25:19,365 --> 00:25:25,051
Ayten wuu ka xanaaqay inuu arko Sueda...

62
00:25:40,309 --> 00:25:44,309
Sueda waxay u sheegtay Ayten inay u diideen inay aragto Necdet sababtoo ah si rasmi ah uma aha xaaskiisa

63
00:25:44,373 --> 00:25:53,487
xataa hadday ka bariday oo ay qiratay inay uur leedahay.

64
00:25:54,475 --> 00:26:01,230
Aad bay u xun tahay, xaggee bay ku ogaan lahaayeen inay run sheegayso

65
00:26:01,383 --> 00:26:04,751
Nasiib darro xeerarka gobolka waa in lagu dhaqmaa

66
00:26:06,713 --> 00:26:10,285
Sueda ayaa markaas weydiisay inay u sheegto Necdet inay ka maqan tahay isaga oo aanay sugi karin inay aragto isaga oo xor ah

67
00:26:10,419 --> 00:26:37,308
Ayten waxay sheegtay inay u sheegi doonto.

68
00:26:41,684 --> 00:26:52,620
Sueda waxay u sheegtay Selim in cidina aanay caawinayn maadaama ay Necdet xabsiga ku jirto, haddii ay ok, ama haddii ay haysato lacag ku filan... taasina ay ahayd mid aan la aqbali karin.

69
00:26:56,556 --> 00:27:00,556
Selim wuxuu ku jawaabay inuu qof soo diri doono galabtii.
____________

70
00:27:38,723 --> 00:27:42,723
Serdar,, ayaa u sheegay Necdet in uu booqasho uga yimid xaaskiisa
____________

71
00:27:52,424 --> 00:27:56,424
sidoo kale in uu Sueda soo booqday balse ay u oggolaan waayeen in ay gasho

72
00:28:02,370 --> 00:28:06,370
kii ku dhiirranaaya martidiisa

73
00:28:06,647 --> 00:28:24,691
waxaa sabab u ah agaasimaha cusub oo runtii aad u adag

74
00:28:26,574 --> 00:28:30,574
Wuxuu ku soo afmeeray inuu weydiiyo sida uu ula joogi karo laba dumar ah.

75
00:28:45,713 --> 00:28:49,713
waxa fiican inuu iska xidho waayo wuu dhamayn karayay

76
00:29:31,569 --> 00:29:35,569
waa sidee... IWM

77
00:29:57,879 --> 00:30:01,879
wuxuu u sheegaa inay wax yar ka hadhsan yihiin dheecaankiisa

78
00:30:01,917 --> 00:30:03,527
Waxay waydiisay sida...

79
00:30:04,702 --> 00:30:08,702
ayaa sheegay in ay caddaatay in uusan waxba galabsan

80
00:30:09,925 --> 00:30:11,625
wuxuu yidhi runtii...

81
00:30:12,592 --> 00:30:20,378
Necdet wuxuu yidhi haa runtii, waa waardiyihii dilay Sinaan, oo u tagay inuu qirto dambigiisa,

82
00:30:20,592 --> 00:30:24,592
muxuu noqon lahaa ganacsigiisa madaxa wargeyska

83
00:30:24,674 --> 00:30:28,004
tani waxay la macno tahay inay sii dayn doonaan, runtii...

84
00:30:28,124 --> 00:30:32,124
Haa, maalin ka dib berri ilaa toddobaad kii ugu dambeeyay wuxuu joogi doonaa guriga.

85
00:30:32,199 --> 00:30:38,713
Ayten waxay u dhaqmaysaa sidii iyada oo ku faraxsan warka, in hilowga midba midka kale uu dhammaan doono

86
00:31:54,049 --> 00:31:58,049
Ma miyirsatay (ayıltmak) ugu yaraan?

87
00:31:58,083 --> 00:32:02,083
Waa maxay miyir-qab? Ma miyir qabi doono, ma wax ka xun ma jiraa (var mı ötesi)?

88
00:32:02,386 --> 00:32:06,386
Aaa ma waxaad u jeedaa way fiican tahay?

89
00:32:06,560 --> 00:32:10,560
Xanuunkaagu ma joogsan doonaa haddii aad kabuubsato (uyuşturmak) naftaada sida khamriga (ayyaşlar)

90
00:32:10,560 --> 00:32:20,168
Waan iloobi doonaa xitaa haddaysan is beddelin... waan cabbi doonaa ilaa ay xusuustayda gudahayga ka tirtirto, sax?

91
00:32:23,360 --> 00:32:37,047
Sidan oo kale xoogaa xoogaa ayaad ku baabbi'i doontaa Haddii aad i weyddiisatid, tag oo is tuur . Maxay leeyihiin? Farta laga filayo dameerka Tani si fiican ayay kugu habboon tahay, fulay yahow

92
00:32:48,333 --> 00:33:04,322
Tani waa waxa aan rabo in aan dabkan ku arko indhahaaga, enişte. Xitaa ka sii waalan, xanaaq! Dhiiggaagu ha ka soo qulqulo xididdada si gubasho leh... Ka dhig xanuunkaaga mar walba mid culus... Tani waa waxa ugu muhimsan ee aargoosiga.

93
00:33:04,322 --> 00:33:06,502
Yaan ka aargudan doonaa?

94
00:33:06,502 --> 00:33:09,752
Laga soo bilaabo kuwii naga dhigay xanuunkan.

95
00:33:09,752 --> 00:33:13,752
Waa ayo kan aan sharafta lahayn (şerefsiz)? Haddaanad garanayn?

96
00:33:13,752 --> 00:33:28,777
Maya, maya, laakiin waanu heli doonaa... Waanu ogaan doonaa waa kuma, iyo sababta uu hooyaday iyo ina adeerka u ahaa nooga soo kaxeeyay... Ka dibna waxaan ka dhigi doonaa qofkii sababta u ahaa iyo kii waxan sameeyey inuu bixiyo wixii uu sameeyay, enişte... Hadda waxaad i leedahay, ma waxaad ku socotaa jidkan?

97
00:33:42,917 --> 00:33:44,947
Wuxu waydiiyey haddii Necdet uu wax rabitaan ah leeyahay

98
00:33:45,433 --> 00:33:54,450
Ayten waxa ay sheegtay in aanay isaga u garanayn balse iyada ay jirto

99
00:33:55,661 --> 00:33:59,661
Waxay u sheegtaa Selim in qofna uusan tagi doonin guriga Sueda, in ay iskeed isu ilaaliso

100
00:34:00,522 --> 00:34:04,522
u raac amarkeeda diidmo la'aan.

101
00:34:41,799 --> 00:34:44,569
Savcı bey wuxuu rabay inuu dhageysto hadalkayga,

102
00:34:44,569 --> 00:34:46,509
waqti badana ka soo maray inuu yimaado

103
00:34:46,509 --> 00:34:48,029
Ma inaan wax badan sugo, arkadaşim.

104
00:34:48,069 --> 00:34:53,399
: war ma hayo. Waxaan filayaa inuu iman doono marka shaqadiisa dhamaato

105
00:35:09,691 --> 00:35:13,691
Maxaad ula jeedaa ma awoodno inaan helno wax?

106
00:35:13,691 --> 00:35:16,331
Waxay habeenkii ninka ka qafaashaan xabsiga booliska

107
00:35:16,331 --> 00:35:19,041
oo aad i hor istaagto oo aad tidhaahdo marag ma joogo.

108
00:35:19,041 --> 00:35:28,296
Waxaan su'aalo weydiinay dadka isbitaalka ku jira iyo dhakhaatiirta, iyo xitaa shaqaalaha, savcı bey. Odhaahdoodu waxay ku jiraan faylka kaa horreeya.

109
00:35:32,490 --> 00:35:36,490
Haddii aan eegno waxa halkan ku jira, markaa Cüneyt waa inuu baalal koray oo duulay.

110
00:35:36,490 --> 00:35:40,284
Waanu keennay eedaysanaha oo aanu gudaha ku xidhnay, gacantana kuma hayno hal shay oo aanu dabinka kaga qabsanayno.

111
00:35:58,667 --> 00:36:02,667
Si fiican ayaa loo sameeyay! Indhaha iga bax!

112
00:36:16,331 --> 00:36:22,626
Waxaan kaa baryayaa inaad joojiso kaftankan, sababtoo ah waa mawduuc aad u xun (nahoş).

113
00:36:22,626 --> 00:36:28,615
Oo maxaad u malayn inay kaftan tahay? Waa wiilkaaga dhabta ah

114
00:36:28,615 --> 00:36:32,615
Wiilkaaga aan sharciga ahayn (gayrimeşru) oo aad sanado ka hor dhashay.

115
00:36:35,733 --> 00:36:37,493
Ma dhab baa

116
00:36:44,641 --> 00:36:46,781
waxba ma garanaysid.

117
00:36:47,062 --> 00:36:51,062
Sharax markaa. Murugadan iyo daruurahaan maxaa kugu ceejiyey?

118
00:36:51,062 --> 00:36:59,040
Maxaa kaa reebaya inaad Kemal ka takhalusto?

119
00:36:59,040 --> 00:37:01,130
Xaaladdu waa ka darantahay sidaad u malaynayso.

120
00:37:02,089 --> 00:37:11,792
Waxaan sitaa ilma Kemal. waxaan ahay uur

121
00:37:12,555 --> 00:37:17,045
: waan aqbalay taas. Waxaan aadi doonaa Yurub isla markiiba ka dib arooskeena.

122
00:37:17,045 --> 00:37:20,948
Oo ka dib markuu ilmuhu dhasho, waxaan u dhiibi doonnaa korsashada.

123
00:37:20,948 --> 00:37:25,778
Oo habkan, qofna ma ogaan doono xaaladdan aan habboonayn.

124
00:37:26,617 --> 00:37:33,482
Ma dhab baa? aniga…

125
00:37:33,482 --> 00:37:42,501
Wax kasta oo kaa yimaada waan aqbalayaa. Haa dheh. Waxaa kugu filan inaad soo celiso jacaylkaygii quusta ahaa

126
00:37:58,438 --> 00:38:02,762
Adiguse ma aadan oofin ballankaagii

127
00:38:02,762 --> 00:38:08,554
Indhahaaga ayaan ka fahmay inaad bedeshay fikradaada ah inaad ubadka u dhiibto korsashada.

128
00:38:08,554 --> 00:38:12,554
Intaa waxaa dheer, waxaad ku dhegtay cunuga isagoo weli calooshaada ku jira.

129
00:38:16,627 --> 00:38:20,627
Waxaan ogaa inaanan ku qancin karin.

130
00:38:20,627 --> 00:38:24,627
Intaa waxaa dheer, anigu gabi ahaanba maan niyo u lahayn inaan aabbe u noqdo ilmaha Kemal.

131
00:38:27,009 --> 00:38:31,389
. Sababtaas awgeed, waxaan kuu sheegay in ilmuhu dhintay.

132
00:38:33,559 --> 00:38:37,559
Ma aadan samayn karin wax sidaas oo kale ah.

133
00:38:37,559 --> 00:38:39,569
Ma aadan noqon karin mid naxariis daran

134
00:38:39,569 --> 00:38:41,049
Waxaan sameeyey wax sax ah.

135
00:38:41,388 --> 00:38:45,388
Bal eeg, noloshan wiil baad ku leedahay wakhtigan oo dhan ka dib.

136
00:38:45,388 --> 00:38:48,788
Guri qurux badan buu dhigay.

137
00:38:48,788 --> 00:38:52,788
Runtii waa inaad ii mahadcelisaa.

138
00:38:54,975 --> 00:38:58,975
Ma garanaysaa xanuunka aan la kulmay?

139
00:38:58,975 --> 00:39:02,975
Waad i khiyaanaysay. Waad i dhaawacday. Waa maxay cadaalad daradani?

140
00:39:03,024 --> 00:39:07,024
Miyaydaan haba yaraatee u nixin, intaad hooyo iyo ilmo kala saaraysaan?

141
00:39:07,024 --> 00:39:17,107
Waxa uu ahaa hal maalin oo kaliya oo aad iga qaaday.

142
00:39:17,905 --> 00:39:21,905
Waxaad dib ula midowday wiilkaaga sannadahan oo dhan.

143
00:39:22,404 --> 00:39:26,404
Maxaa kale oo aad rabi kartaa? Noloshaan wiil baad ku leedahay hadda ka dib.

144
00:39:26,404 --> 00:39:30,404
Tag Baro isaga oo is baro. Hooyadii haduu aqbalo.

145
00:39:34,304 --> 00:39:39,403
Wuxuu kaa caawin doonaa inaad ilowdo xanuunka Melih

146
00:39:42,782 --> 00:39:46,782
. Ah, haddii ay aniga ahaan lahayd, kama labalabayn doono gabi ahaanba.

147
00:39:46,782 --> 00:39:54,647
waan ku raaxaysan lahaa Hooyo kasta fursad uma haysato inay hesho wiil ay mar wayday

148
00:39:58,693 --> 00:40:06,374
. Midda kale, miyay caddahay cidda iyo muddada Eebbe cimriga siiyo?

149
00:40:06,643 --> 00:40:11,422
Waxaa laga yaabaa in uusan waqti badan u harin wiilkaaga.

150
00:40:13,565 --> 00:40:18,205
Taas macnaheedu waa maxay? Maxaad ka helaysaa?

151
00:40:18,342 --> 00:40:25,803
Haddii aadan aamusin, waxaan ka qaadi doonaa nafta wiilkaaga oo aan u oggolaaday inuu noolaado sannado badan ka hor

152
00:40:26,926 --> 00:40:31,741
Ma fahantay, Kerime hanım? wiilkaaga waan dili doonaa.

153
00:40:36,963 --> 00:40:42,285
Eh, doorashada adigaa leh tan ka dib, xaaskeyga aan jeclahay

154
00:40:43,285 --> 00:40:49,638
Wiilkii, noo keen laba qaxwo oo cad.

155
00:40:49,638 --> 00:40:51,448
Isla markiiba, mudane.

156
00:41:06,600 --> 00:41:08,400
Ah, taasi way dhammaystirtay

157
00:41:10,659 --> 00:41:12,629
waan ku sugayay yaasiin.

158
00:41:12,653 --> 00:41:14,443
Taas ayaan u qaatay

159
00:41:15,626 --> 00:41:19,626
: Ma awoodo inaan helo Maahir ama aan ogaado meesha uu joogo.

160
00:41:19,745 --> 00:41:23,745
. Meelna ma joogo. Markii iigu dambaysay ee aan arko waxay ahayd shalay.

161
00:41:23,745 --> 00:41:27,745
Waxyaabo qosol ah ayuu igu yidhi,

162
00:41:27,745 --> 00:41:34,221
run ahaantii xataa maan fahmin waxa uu yidhi. Laakiin waxyaabo badan oo xun ayaa maskaxdayda ku jira, laga yaabee inay xiriir la leeyihiin ninkan Cüneyt Yanbal.

163
00:41:34,221 --> 00:41:37,031
Sideen ku joojin karaa, Yaasiin? Waxaan leeyahay Maahir si cad uma arko. Waxaa laga yaabaa inuu kuu sheegay, ama laga yaabo inaadan waxba garanayn, anigu garan maayo. Laakiin ugu yaraan waad baari kartaa, waa inaan helno isaga.

164
00:41:37,031 --> 00:41:39,591
Feride, dhegayso, horeba waan garanayaa meesha uu joogo.

165
00:41:39,591 --> 00:41:42,175
Ma ogtahay? Tamam, ii sheeg markaa.

166
00:41:42,175 --> 00:41:44,915
Maya ha ii sheegin, isla markiiba ii gee isaga.

167
00:41:44,915 --> 00:41:49,922
Feride, fadlan is deji. Kaalay, ina keen aan galno oo fadhiisano, wax walbana waan sharxi doonaa.

168
00:41:50,287 --> 00:41:51,407
Tamaam, aan galno.

169
00:41:51,407 --> 00:41:57,720
Yaasin ii sheeg waxa jira si aan aniguna u ogaado.

170
00:42:01,020 --> 00:42:04,791
Waan ka cudur daaranayaa babaciğim, waa lagu dhibay aniga daraadday intaad murugadan oo dhan ka mid tahay.

171
00:42:04,791 --> 00:42:08,126
Kızım, xanuunkaygu aad buu u weyn yahay si kastaba ha ahaatee. Macnuhu maaha inaan cod siin karin waxyaalaha hareerahayga ka dhacaya.

172
00:42:09,224 --> 00:42:11,394
Ma waxaad u malaynaysaa inaanan arki karin qaska indhahaaga ku jira?

173
00:42:12,188 --> 00:42:16,087
Adigu soo socda oo aanad ka bixin, oo aanad waydiin sida ay wax yihiin xataa haddii albaabka laga soo galo...Waxay u muuqataa in aanay masuuliyaddaadu ahayn.

174
00:42:16,087 --> 00:42:20,087
, xitaa kamaan hadlin gobolka Maahir.

175
00:42:20,087 --> 00:42:24,087
Wiilkaygu wuxuu noqday mawduuca qof walba afkiisa, taas macnaheedu waa wax jira.

176
00:42:24,087 --> 00:42:37,985
Sababtaas awgeed, aan gudaha u galno oo aan sidoo kale ogaado waxa dhacaya.

177
00:42:58,465 --> 00:43:04,977
Maahir Kara. Mar kale ayaanu shiraynaa iyada oo aan wakhti badan na dhaafin

178
00:43:08,629 --> 00:43:12,629
Arooska ayaa la igu casuumay. Sidaad ogtahay,

179
00:43:13,051 --> 00:43:15,351
Aniga iyo Feride waxaan nahay saaxiibo.

180
00:43:15,351 --> 00:43:23,098
Waxaa laga yaabaa inaadan rumaysan, laakiin waxaan la hadlayay xaaskayga haddii aan aqbalno martiqaadka iyo haddii kale.

181
00:43:23,098 --> 00:43:31,807
Kadib waxaa nasoo gaaray war xun. Tacsidayda, i rumayso aad baan u murugooday

182
00:43:31,807 --> 00:43:33,507
: Evullah.

183
00:43:38,305 --> 00:43:42,305
Si kastaba ha ahaatee, ugu dambeyntii, mahadsanid shaqada adag ee sarkaalkayaga, waxaan isla markiiba qabannay dembiilaha

184
00:43:42,305 --> 00:43:46,305
Waad ogtihiin inuu cadaalad isu rogay

185
00:43:46,306 --> 00:43:50,306
Laakiin waxyaabo badan ayaa dhacay ka dib, oo aynaan awoodin inay fahmaan sida ay u dhaceen.

186
00:43:52,529 --> 00:43:56,529
Maalintii uu ninkaasi xabsiga galay ayaa waxaa lagu garaacay qof aan la garaneyn, waxaana loo gudbiyay isbitaalka.

187
00:43:56,529 --> 00:44:00,529
Dhakhtarku wuxuu aaday qolkiisa fiidkii, Cüneyt Yanbalna waa la waayay

188
00:44:00,529 --> 00:44:29,401
Taas macnaheedu waa, ninkii waa la waayay.

189
00:44:40,182 --> 00:44:46,098
Aniguna waan xiiseeyaa, haddii aad wax aqoon ah u leedahay dhammaan wixii dhacay, Mahir bey.

190
00:44:52,600 --> 00:45:02,704
Hadda, Cüneyt, oo ah kii sheegay inuu bamka dhigay, ayaa la kulmay garaacis xabsiga dhexdiisa.

191
00:45:06,216 --> 00:45:08,781
Oo sidee buu yahay? Hagaag, waxaan u malaynayaa?

192
00:45:08,781 --> 00:45:10,431
Taasi lama garanayo.

193
00:45:10,431 --> 00:45:12,001
Waa maxay sababtu?

194
00:45:12,001 --> 00:45:14,671
Ninkii waxaa loo gudbiyay isbitaalka, balse wuu lumay.

195
00:45:14,674 --> 00:45:16,924
Miyuu baxsaday, mise

196
00:45:21,640 --> 00:45:31,214
Taasi waa mid ka mid ah fursadaha. Laakiin xaaladiisu aad bay u liidataa. Dhaqtarkii ayaa sheegay in uu dhiig ka baxay. Dhab ahaantii, sababtaas awgeed wuu ka sii daray.

197
00:45:32,734 --> 00:45:35,234
Haddii uusan baxsan, markaas waa la afduubay.

198
00:45:36,394 --> 00:45:39,673
Haa, Nazif baba. Waa suurtogalnimo xooggan

199
00:45:39,956 --> 00:45:49,264
Ma waxaa sameeyay qaraabadiisa ama saaxiibkii, waa yaabe? Way iska caddahay inay ogaadeen in loo wareejiyay isbitaalka. Waxay arkeen fursad.

200
00:45:51,439 --> 00:45:56,223
Ama...cadow.

201
00:45:58,093 --> 00:46:02,684
Yaasiin. Aaway Maahir Ma la xidhay? Ah, maya.

202
00:46:08,812 --> 00:46:10,252
Komiserim, waxyaalahan...

203
00:46:10,262 --> 00:46:14,262
: Kemal bax waan raacayaa.

204
00:46:14,262 --> 00:46:24,060
Hal daqiiqo, Kemal, kuwan yaa iska leh? Xagee ka heshay? Waxaan ku waydiinayaa Kemal. Kuwan yay ka tirsan yihiin? maxbuuskii cisbitaalka ka baxsaday?

205
00:46:33,197 --> 00:46:38,986
Haa Kalluumaysato ayaa subaxnimadii hore ee saaka ka helay Bosphorus. Wuxuuna u dhiibay kooxihii baaritaannada sameynayay. Saaxiibadeenna waxay geeyeen xabsiga oo ay ka libdheen qolkii. Waxaa caddaatay inay ka tirsan yihiin Cüneyt Yanbal.

206
00:46:51,203 --> 00:46:55,203
Waa kuma Seyi? Waa nin caynkee ah?

207
00:46:55,557 --> 00:46:59,643
Nin geesi ah, waa nin qalbigiisa iyo cududdiisu ay xoog badan yihiin.

208
00:47:00,167 --> 00:47:06,316
Muxuu noo caawinayaa… Cadhadayada (hınç) maaha mawduuc muhiim u ah isaga.

209
00:47:07,161 --> 00:47:20,604
Ha ka welwelin enişte, waxa isaga la xidhiidha ma aha this mawduuca our laakiin mahad aan isaga.

210
00:47:20,604 --> 00:47:24,604
Si kasta oo ay u weyn yihiin deymaha aan ku leeyahay isaga, aad baan ugu faa'iidayaa isaga. Wuxuu og yahay inaanan u oggolaan doonin wax nimco ah oo uu bixiyo. Tani waa waxa qalbigiisa ka soo gala.

211
00:47:24,604 --> 00:47:28,604
Vallah ma garanayo waxa qalbigiisu leeyahay… Laakin qalbigaygu waxa uu leeyahay waa in aan u aargudaa wiilkayga...

212
00:47:31,863 --> 00:47:35,863
Waanu nidhi ok mar waanu ka qaadnay, inta kalena way imanaysaa.

213
00:47:35,865 --> 00:47:40,184
Bal waxa dhici doona, Orhan ha dhacaan. Hadda laga bilaabo, noloshan ma hayo wax aan luminayo… Orhan iska jir.

214
00:48:02,458 --> 00:48:04,918
: Marwo, ma fiicantahay? ma fiicantahay

215
00:48:18,572 --> 00:48:20,092
Orhan…

216
00:49:05,047 --> 00:49:10,359
Miyaanay ahayn saaxiibkaagii hore? Si fiican ma u hubisay? Ma jiraan dhaawac? U gee isbitaalka...

217
00:49:10,381 --> 00:49:13,117
Aamus ennişte, Allah haku xafido.

218
00:49:29,589 --> 00:49:33,589
Aamusnaantaada ayaa iga sii shakisa, Maahir bey

219
00:49:33,589 --> 00:49:35,839
. Ka dib oo dhan, waxaad tahay kaliya tuhunka ugu weyn

220
00:49:35,839 --> 00:49:39,209
Waxaad tahay qofka kaliya ee rabi lahaa inuu dhinto Cüneyt Yanbal

221
00:49:39,209 --> 00:49:47,298
Hadda ii sheeg, sidee baad ninkii isbitaalka uga soo saartay?

222
00:49:50,544 --> 00:49:57,936
Ma anigaa isaga ka saaray? Yaa i arkay? marag ma haysaa?

223
00:49:58,084 --> 00:50:06,112
Su'aalaha ayaan waydiiyaa, Mahir bey. Shaqadaadu waa inaad runta sheegto. Ninka xabsiga ma ka afduubteen mise maya? Ka jawaab tan.

224
00:50:09,907 --> 00:50:11,397
Savci bey…

225
00:50:11,397 --> 00:50:14,667
Waa maxay ixtiraam la'aantan? Waxaan halkan ku haynaa su'aalo.

226
00:50:14,667 --> 00:50:18,667
I cafi. Komiser Yasin ayaa ii soo diray sida tan la xiriirta mowduuca, mudane

227
00:50:43,842 --> 00:50:45,222
Fahmay, waad bixi kartaa

228
00:50:52,739 --> 00:50:54,999
Mahir bey kuwan ma u muuqdaan kuwo aad taqaan?

229
00:50:56,232 --> 00:51:00,232
? Haddii aad rabto, si dhow u eeg. Waxyaabahan waxaa iska leh Cuynet Yanbal,

230
00:51:02,823 --> 00:51:06,823
waxay ka heleen Bosphorus in kastoo, laga yaabo inaad horeba u ogeyd.

231
00:51:06,823 --> 00:51:10,823
Laakiin waa fikrad wanaagsan. Qabo ninka oo ku tuur Bosphorus

232
00:51:10,823 --> 00:51:14,823
oo isna biyaha ayaa lagu aasi doonaa, wuuna iska tegi doonaa.

233
00:51:14,823 --> 00:51:26,420
Ma heli doonaan wax jidh ah ama wax raad ah. Arrintu way xidhmi doontaa, oo waxaad qaboojin lahayd gudahaaga.

234
00:51:36,462 --> 00:51:46,421
Waa maxay aafadan (musibet) nagu soo degtay? Ciyaartan ay ciyaarayaan miyay dhamaanayn? Waxaa cad in mid ka mid ah uu dilay ninkaas oo ay isku dayayeen in ay eedda saaraan Maahir.

235
00:51:46,421 --> 00:51:49,381
: Ma garanayo waxaan ku idhaahdo, baba.

236
00:51:49,381 --> 00:51:59,161
Waa mid joogto ah, waxaan sii wadeynaa wareegitaanka agagaarka isla goobta. kuma ay guulaysan dabinka ay ii dhigeen, hadda way gubi doonaan wiilkayga.

237
00:52:01,810 --> 00:52:05,964
F: Way fiican tahay haddii aan tago oo aan la hadlo savcı, markaa wax baan baran karnaa.

238
00:52:05,964 --> 00:52:14,365
N: Wax walba waa u cad yihiin sida maalinta (gün gibi ortada), kızım. Maahir ma yeeli doono timaha madaxa ninkaas sababtoo ah wuxuu og yahay inuusan waxba galabsan.

239
00:52:16,378 --> 00:52:18,048
F: wuu garanayaa?

240
00:52:20,114 --> 00:52:22,034
N: Dabcan.
F: Sidee?

241
00:52:23,868 --> 00:52:26,940
Haa, shalay buu gurigii yimi, wuuna ii sharraxay. Wuxu helay ninkii oo la hadlay, wuxuuna u sheegay in aanu samayn. Miskiinka ayaa qirtay inuu xoogaa lacag ah helay

242
00:52:27,415 --> 00:52:31,415
Muxuu Maahir ninkaas u afduubanayaa isagoo aan waxba galabsan? Muxuu u dilayaa oo uu biyaha ugu dhex tuurayaa? Sidaad ogtihiin xataa haday caksi ahaan lahayd, Maahir ma yeelin

243
00:52:33,922 --> 00:52:40,330
Wiilkaygu qofna ma dilin.

244
00:52:42,490 --> 00:52:55,625
F: Hadda aad baan ula yaabay, aabba. Waxaan ogaa in kan bamka dhigay uusan ahayn ninkaas. Mar haddii Maahir isna ogaa

245
00:52:55,625 --> 00:52:58,045
N: Haa? Waa maxay sababta, kizm?

246
00:52:59,782 --> 00:53:06,966
F: Baba, waxba ma baran karno ilaa inta aan halkan ka wada hadlayno dhexdeena. Way fiicantahay haddaan u tagno oo waydiino Maahir.

247
00:53:08,945 --> 00:53:10,785
N: Tamam, ina keen

248
00:53:17,282 --> 00:53:25,797
M: Wax xun miyaa dhacay, kaledim? Kerime hanım maxaa dhacay, waa maxay xaaladan aad ku sugan tahay...

249
00:53:26,581 --> 00:53:44,839
MS: Iska daa iyada. Kerime hanım waxa helay war xun… Ma jiraan wax muhiim ah. Ha ooydo, yara naso. Maxaad iigu samayn weyday qaxwo…? Laakiin ha noqoto mid aad u xun

250
00:53:51,512 --> 00:53:55,512
Waa ku filan yahay, Maahir Kara! Ma joogno maktabad laakiin waxaan joognaa qolka su'aalaha

251
00:53:56,876 --> 00:54:06,036
Hadalkaaga u dhiib sidii nin! Waxaan ku weydiinayaa markii ugu dambeysay...

252
00:54:07,084 --> 00:54:14,897
Ma waxaad tahay qofkii isbitaalka ka afduubtay Cüneyt Yanbal? Ma ku dhex tuurtay Bosphorus?

253
00:54:47,175 --> 00:55:03,153
J: Markaa ma doonaysaa inaad ciyaartan ciyaarto? Hagaag, haddaba ii sheeg, xagee ku maqnayd xalay?

254
00:55:06,769 --> 00:55:25,566
M: Unuggaaga sirta ayaa si cajiib ah u shaqeeya. Maxay tahay baahida aan kuugu jawaabo, way og yihiin. Hadday garan waayaanna... way ogaan doonaan... meeday aniga iyo wixii aan sameeyey.

255
00:55:29,202 --> 00:55:42,478
J: waan helay. Maya. (Ha i eedayn haday khalad tahay).

256
00:56:12,315 --> 00:56:15,155
M: "tani"? Savcı bey. Wali waad garanaysaa magacayga.

257
00:56:15,486 --> 00:56:33,056
J: "Tani" waxay ku sii jiri doontaa xabsiga ilaa subaxda. Waxaad tagi doontaa maxkamada berri, si aad dhibaatadaada ugu sharaxdo xaakimka. "Kan" indhahayga ka qaad! Isla markiiba xabsiga u kaxee.

258
00:57:19,281 --> 00:57:27,824
F: Xeer-ilaaliye (savcı) bey.

259
00:57:29,037 --> 00:57:31,227
A: Ohhh, Hakim hanım, buyrun.

260
00:57:34,312 --> 00:57:39,732
F: Merhaba. Waxaan maqlay Maahir Kara oo saldhiga la keenay.

261
00:57:39,818 --> 00:57:43,877
J: Runtii taasi way dhacday. Aniga shaqsi ahaan ayaan amarka bixiyay.

262
00:57:52,808 --> 00:57:56,808
F: Maxaa loogu talagalay? Ma la tuhunsan yahay?A: Haa Hakim Hanım. Waa tuhmanaha kaliya ee la waayay Cüneyt Yanbal

263
00:57:56,808 --> 00:58:09,026
. Intaa waxaa dheer, ka dib markii aan helay hadalkiisii, shakigaygu waa sii kordhay. Waxaan codsigeyga u diray in la xiro. Maalinta berito ah ayuu wajihi doonaa maxkamada. Hadda, fadlan iga raali noqo, waa inaan diyaariyaa dukumeentiyada berrito.

264
00:58:10,636 --> 00:58:14,636
F: Aaway Maahir? Waxaan rabaa inaan arko isaga.

265
00:58:16,975 --> 00:58:24,302
J: Hubaal. Ma faragelin doono. Laakiin, dabcan waxaad fahmi kartaa inaanan u oggolaan karin beyefendi kan (Nazif baba) inuu arko isaga.

266
00:58:27,537 --> 00:58:34,862
F: Haydi babaciğim. Merhaba, waxaan ahay Feride Şadoğlu. Waxaan rabaa inaan arko Maahir Kara

267
00:58:40,367 --> 00:58:44,580
Cadnaan wuxuu u sheegay bilayska: Escort Hakime hanım oo ha u ogolaan booqashadu inay qaadato wakhti dheer. Midda kale odayga iyada la jooga yuusan arkin, waaba ku gubi!

268
00:59:28,797 --> 00:59:34,518
Sarkaal: Mahir Kara, Hakim Feride Şadoğlu ayaa timid waxayna doonaysaa inay ku aragto.

269
01:00:11,265 --> 01:00:25,439
F: Babaciğim, waxaan rabaa inaad aragto Mahir laakiin waanu tagaynaa halkan ayuuna joogi doonaa. Ma garanayo... dhabarka ayay wax ka odhan doonaan oo ay nagu dhaawacayaan.

270
01:00:26,656 --> 01:00:33,057
N: Looma baahna, waxaad u tagtaa isaga. Weydii waxa maskaxdiisa ku jira. Waxaan dibadda u bixi doonaa in yar si aan u neefsado xoogaa hawo cusub ah.

271
01:00:34,436 --> 01:00:38,436
F: Ma fiicantahay babaciğim?

272
01:00:38,436 --> 01:00:40,206
N: Ku dhawaad

273
01:01:01,370 --> 01:01:06,861
O: Ma rabo inuu yimaado booqashada, Hakim hanım.

274
01:02:29,723 --> 01:03:03,583
F: Maxaad sidan iigu samaynaysaa Maahir? Waa maxay sababtu? Bal ii sheeg, maxaan sameeyay? Ii sheeg, maxaan sameeyay? Ilaa shalay waxaad ahayd hawo aan neefsanayo. Oo hadda, waxaad leedahay halkan ma joogtid? Miyaanan tan u dhimanayn? ii sheeg...

275
01:03:07,263 --> 01:03:09,063
M: Feride, tan ha samayn.

276
01:03:15,445 --> 01:03:30,213
F: Adigu tan ma samaynaysid! Adiga, ha samayn tan... Miyaanad arki karin gobolkayga? Hal maalin ayaa layga dhameeyay! Waxaan ka dhintay hal eray oo idinka mid ah... haddaba, adigu, tan ha samayn.

277
01:03:35,277 --> 01:03:49,618
M: Waxaad ku adkaynaysaa (zorlaştırmak) waxa Feride. Naftaada ma aha, ee dila "Mahir" ee kugu jira.

278
01:04:11,064 --> 01:04:15,064
M: Feride tag. Tag oo jidkayga ha hor istaagin. Ka tag Feride ka hor inta aanu dhiiga gacmahayga kugu fafin.

279
01:04:40,893 --> 01:04:44,893
Run ma noqon karto, ma noqon karto, Maahir! Ma sameyn kartid tan...Maya

280
01:04:45,253 --> 01:04:49,253
Ninka aan jeclahay oo carruurtayda aabbe u noqon doona ma samayn karo Maahir kan!

281
01:04:49,436 --> 01:04:59,657
Waxaad tidhaahdaa waxan ma aadan samayn ee jawaab ii dhiib! Maahir fadlan i eeg, i eeg fadlan. Waxaad dhahdaa "ma aan samayn"...! Maahir... Igu jawaab, waxaad tidhaahdaa "Ma samayn".

282
01:05:00,550 --> 01:05:17,740
” Waxaad dhahdaa tan iyo shalay wax walba waxay ahaayeen qarow... Maahir waxaan kaa baryayaa inaad ii jawaabto!

283
01:05:27,666 --> 01:05:35,383
M: ka tag Feride. Iga daa. Iga daa dembiyadayda oo tag.

284
01:06:44,611 --> 01:06:49,667
Maxaa dhacay kızım... Waa maxay xaaladdaada

285
01:06:49,667 --> 01:06:59,180
Ha i nixin kızım, kaalay ii sheeg. Mahir muxuu yidhi

286
01:07:07,848 --> 01:07:09,658
F: Babaa....

287
01:07:28,129 --> 01:07:32,129
J: Mahir xaqiiqdii wuu sameeyay...

288
01:07:46,074 --> 01:07:47,444
O: Haydi.

289
01:07:57,176 --> 01:07:58,946
B: Waa meel aad u fiican.

290
01:08:07,873 --> 01:08:11,873
B: Mashallah, way caddahay in ilaaliyahaagu (madaxa) uu haysto faras, naag iyo qoryo...

291
01:08:11,953 --> 01:08:22,210
Eeh… halkee ka keenay waxaas oo dhan… shaqada uu qabto miyay u egtahay meeshan?

292
01:08:27,237 --> 01:08:31,237
Ha samayn enişte this, kaliya ku raaxayso oo ha ka welwelin meesha ay ka timid...

293
01:08:31,237 --> 01:08:35,237
Su'aalo aad u badan oo adduunkan ah (kabadayı world) ayaa gaabinaya (yareeya - kısaltmak) da'da (nolosha).

294
01:08:39,728 --> 01:08:41,688
Hoş geldin abi.

295
01:08:42,196 --> 01:08:44,346
Caarif ma gudaha baa ilaaliyaha?

296
01:08:44,459 --> 01:08:48,459
Maya, Seyis Aabi subaxnimadii hore ayuu baxay; weli dib uma soo noqon.

297
01:09:19,668 --> 01:09:21,028
Waad geli kartaa

298
01:09:25,518 --> 01:09:29,518
Yenge, haddii aad diyaar u tahay, heesaagu wuxuu rabaa inuu wax kuu sheego.

299
01:09:29,608 --> 01:09:33,608
Haddii ay rabto lacag badan, waan siin doonaa.

300
01:09:33,608 --> 01:09:37,608
Maya, waxaan waydiiyay, waxay igu tidhi lacag kuma xidhna. Kaliya waxay rabtaa inay kula hadasho.

301
01:09:38,707 --> 01:09:42,707
: Waayahay, waa hagaag. Ha soo gasho.

302
01:10:00,493 --> 01:10:03,033
Fanaanada ayaa u sharaxday Ayten in ay guursanayso ninkeedana uusan rabin in ay shaqadan qabato

303
01:10:03,033 --> 01:10:09,997
Ayten waxa uu u rajeeyay hambalyo balse tani maaha sabab looga hor istaago in ay heesto waayo aakhirka waxa ay kasbanaysaa nolosheeda.

304
01:10:11,099 --> 01:10:17,433
Naagtii ayaa tiri Ayten waa saxan yahay laakiin nimanku taasi ma fahmaan oo way ka masayraan – ninka ay guursanayso ma jecla marka ay indhaha ragga kale eegto iyadoo heesaysa.

305
01:10:17,639 --> 01:10:27,089
Ayten waxa uu yidhi waa fiican laakiin sii dhawr maalmood si ay u hesho heesaa cusub

306
01:10:27,544 --> 01:10:34,592
maya, ballan ayay bixisay oo way iska tagi doontaa maalintaas. Ayten wuxuu leeyahay tani waa ciyaarta carruurta, ma la heli karaa heesaa subaxda ilaa fiidkii.

307
01:10:34,592 --> 01:10:41,558
Islaantii waxa ay ku tidhi cafi oo aad iyadana fahanto, in maalmahan aanay fududayn in nin la helo (hahahaha).

308
01:11:36,195 --> 01:11:40,195
Songül ayaa waydiiyay xaggee joogtay ilaa subaxii,

309
01:11:41,306 --> 01:11:43,056
eh way timid, eega way joogtaa

310
01:11:43,263 --> 01:11:47,263
Songül waxa ay sheegtay in ay keligeed ku jirtay maalintii oo dhan aabaheed isna dibadda u baxay

311
01:11:58,267 --> 01:12:02,267
Songül wuxuu u sheegay in walaalkii uu helay warka mar kale.

312
01:12:03,222 --> 01:12:05,262
... İlknuur ayaa weydiiyey waxa ku saabsan...

313
01:12:06,427 --> 01:12:10,427
Songül ayaa sheegay in ninkii bamka dhigay la waayay

314
01:12:10,552 --> 01:12:22,156
iyagoo sheegay in sida muuqata walaalkood uu afduubtay...

315
01:12:33,786 --> 01:12:37,786
... İlknur waxa uu sheegay in aanay iyaga qusayn in ay carqaladeeyaan ganacsiga walaalkood.

316
01:12:56,634 --> 01:13:02,378
Kaalay aan halkan fadhiisanno kızım. Ma ka roon tahay kızım?

317
01:13:04,706 --> 01:13:09,345
Maahir muxuu ku yidhi oo intaa kaa xanaajiyay? Haydi, dheh.

318
01:13:13,080 --> 01:13:18,409
Ima tihid laakiin waan ogahay in carrabkaagu aanu ku dhawaaqin erayadaas. Waxaan ka baqayaa in ka badan.

319
01:13:26,794 --> 01:13:30,794
I aamin baba, ma garanayo sida loo odhan karo...

320
01:13:33,927 --> 01:13:42,747
Waxaad mooddaa in wax walba ay run noqonayaan haddaan hadlo iyo haddaan codkayga maqlo...

321
01:13:51,000 --> 01:13:55,000
Xitaa haddii aad tiraahdo ama aad aamusto waxa dhacay, waa dhacay kızım.

322
01:13:55,000 --> 01:14:05,483
Kuma filna inaan beddelo codkaaga iyo cabsidayda toona. Kaalay dheh.

323
01:14:18,035 --> 01:14:26,517
Baba, Mahir ma uusan samayn, ma uusan qaadin nafta ninkaas

324
01:14:27,683 --> 01:14:31,616
...)...Waan rumaysan waayay waxa uu yidhi...Waan rumaysan waayay waxa uu yidhi baba

325
01:14:46,883 --> 01:14:52,593
Waxaan arkay Maahir oo aad u waalan, baba. Waxa aan arkay isaga oo aad u waalan oo sidan oo kale weligay uma arag isaga oo aad mooddo in aanu isagu ahayn kan hadlaya

326
01:14:54,121 --> 01:15:00,138
Indhaha i eegayey meeshaas may ahayn indhihii Maahir oo aad mooddo inaanu ahayn Maahirkii aynu naqaan

327
01:15:07,269 --> 01:15:46,476
Ma ahayn Maahir aan naqaan...

328
01:15:50,454 --> 01:15:56,169
J: Waxaan ka dhigay Maahir Kara in la xidho. Hadda wuu xidhan yahay, waxaanan u gudbin doonaa maxkamadda codsi xadhig ah.

329
01:15:58,800 --> 01:16:05,913
: Bal eeg, kani waa war aad u wanaagsan Cadnaan. Si fiican loo sameeyay sababtoo ah ima aad niyad jabin

330
01:16:11,237 --> 01:16:19,163
Waad ku mahadsan tahay, laakiin waxaa jira faahfaahin. Wali ma qiran dambigiisa.

331
01:16:21,432 --> 01:16:34,716
laakiin waxaan filayaa inuu isagu yahay kii sameeyay. Dabeecaddiisa dadka ku xeeran, xaaladdiisa xanaaqsan, iyo waxyaabaha uu la sameeyo qaraabadiisa ayaa dhammaantood u janjeera inay caddeeyaan taas

332
01:16:37,627 --> 01:16:43,644
Laakiin, isagu ma odhan wuu sameeyay, si fiican ayuu u shiday (ogyahay). Runtii, intii baadhistu socotay si dhib leh ayuu uga jawaabi jiray su'aalahaygii oo dhan. Laakiin si dhakhso ah ayuu u qiran doonaa.

333
01:16:44,906 --> 01:16:48,695
Sidoo kale, intii uu baaritaanka socday ma uusan inkirin inuu ninkaasi afduubtay. Way caddahay in uu isagu yahay kan dambiga galay

334
01:16:59,733 --> 01:17:04,748
Xitaa wuu ka sii dheeraaday sidii aan filaynay, waxay heleen alaabtii Cüneyt ee cidhiidhiga.

335
01:17:05,104 --> 01:17:12,316
Dabadeed Maahir kaliya ma rumaysnayn in uu yahay ninkii bamka dhigay, balse sidoo kale wuu ka aarguday.

336
01:17:14,451 --> 01:17:16,771
Taasi waa sida aan u tixgeliyo.

337
01:17:21,514 --> 01:17:25,514
Shaqadii ka soo baxday dariiqa ay ku jireen ayaanu xoogaa yara gelinaynaa meeshooda.

338
01:17:25,514 --> 01:17:29,514
Markaan aragno in xadhkaha Mahir ay gacmaheena soo galeen, arrintani way dhammaatay

339
01:17:29,514 --> 01:17:33,514
. Ha la xukumo, oo xabsiga ha galo, oo cimrigiisa ha ku qaato afarta darbi dhexdooda.

340
01:17:36,905 --> 01:17:40,905
Tani waa igu habboon tahay aniga. Jidkiisa ha ka sooco kan inantayda, oo ha iga fogaado.

341
01:17:40,905 --> 01:17:46,615
Tani waa igu filan tahay.

342
01:17:49,484 --> 01:17:58,246
Tani ma fududa sidaad u malaynayso, kaledim. Ma hayno hal daliil oo ka dhan ah.

343
01:18:00,619 --> 01:18:02,859
Waa maxay caddayntan aad leedahay?

344
01:18:02,859 --> 01:18:06,859
Caddaynta aan jirin ayaa si lama filaan ah u soo baxda

345
01:18:06,859 --> 01:18:10,859
kan jira haddaad tidhaahdo, puuufff, daqiiqad bay ku baaba'aysaa.

346
01:18:10,859 --> 01:18:18,698
Arrimahani waxay noo yihiin sida ciyaaraha carruurta.

347
01:18:20,671 --> 01:18:26,345
Waad saxan tahay, laakiin kiiskani aad ayuu xasaasi u yahay marka la barbardhigo kuwa kale

348
01:18:26,817 --> 01:18:30,817
. Indhaha Feride ayaa had iyo jeer nagu jiri doona.

349
01:18:34,126 --> 01:18:38,126
Marka ay na ogaato (marka khiyaanadayada la kashifo), way na soo ugaarsan doontaa.

350
01:18:38,126 --> 01:18:42,126
MS: Bal eeg, arrintan waad ku saxan tahay.

351
01:18:42,126 --> 01:18:46,126
Aan rajayno in garsooruhu uu beri aamino in Maahir uu danbiile yahay, dacwaduna way sii socotaa oo waa la xidhay.

352
01:18:46,126 --> 01:18:57,490
. Inta soo hartay way fududaan doontaa. Aynu si tartiib tartiib ah u cadayno caddaynta inagoon soo jiidan dareenka iyo indhaha qofna.

353
01:19:11,887 --> 01:19:13,877
M: Hoş geldiniz Feride hanım.

354
01:19:13,877 --> 01:19:16,327
Hoş bulduk Mualla. Aaway hooyaday

355
01:19:16,327 --> 01:19:20,327
Dabaqa sare, kaledim. Qolkeeda jiifka.

356
01:19:55,116 --> 01:20:00,352
Hooyo... Hooyo ma seexatay... Hooyo fadlan albaabka fur...

357
01:20:20,120 --> 01:20:35,483
Hooyo runtii waan kuu baahanahay ee fadlan albaabka ka fur...

358
01:21:02,696 --> 01:21:04,046
K: Kızım...

359
01:21:17,967 --> 01:21:21,967
F: Hooyo Hooyo xanuun badan ayaa i haya...

360
01:21:24,754 --> 01:21:26,494
Canım... yavrum benim...

361
01:21:27,576 --> 01:21:31,576
F: Fadlan i caawi hooyo, xanuun badan ayaa i haya...

362
01:23:06,342 --> 01:23:12,338
Selim ayaa u sheegay Ayten in aanu heli karin heesaa habeenimo ah.

363
01:23:13,335 --> 01:23:15,575
Waxay waydiisay sidee tani ku noqon kartaa...

364
01:23:17,794 --> 01:23:22,226
Sababtu waxay tahay Yuusuf (Sosyyte Yusuf) oo furaya cabaret/club cusub, waxaana lagu martiqaaday dhammaanba kabadayga.

365
01:23:23,195 --> 01:23:32,573
, markaa madadaalo badan ( fannaaniin iyo wixii la mid ah) ayaa loo baahan yahay.

366
01:23:33,306 --> 01:23:37,306
Way dhaleecaysay Yuusuf, Selimna waxay u sheegtay inay ka heli karto iyo in kale sababtoo ah Yuusuf waa boqorkii habeenkii wuxuu yidhi;

367
01:24:17,393 --> 01:24:21,393
way adkaan doontaa sababtoo ah ma jiro khamri ku filan iyo sidoo kale heesaa kuma jirto casino,

368
01:24:25,165 --> 01:24:34,192
Cayten wuu diiday wuxuuna u sheegay inuu la soo baxo dhalooyinka sidii khamrigu badan yahay oo uu dadka u sheego in madadaalada lagu qaban doono goobta.

369
01:24:57,153 --> 01:25:27,671
Subaxdii ayay la kulmi doonaan Seyigan, wuxuuna u yeedhay Orhan habeen wanaagsan...

370
00:20:52,345 --> 00:20:56,345
Walaalkay (abiim) halkan ma joogo, isaga oo hurda ayuu haddana ka baxay gurigii.

371
00:20:56,979 --> 00:20:58,849
Sidee buu ahaa xalay?

372
00:20:59,911 --> 00:21:03,911
Ma garanayo, maan arag isaga.

373
00:02:57,195 --> 00:03:11,075
. Aniguna waxaan ku weydiinayaa ee maad sheegtid. Feride... Fadlan wax dheh. Hadda waan baqayaa.

374
00:03:11,779 --> 00:03:15,779
Wax xun ayaa dhici doona, Suna...

375
00:03:15,822 --> 00:03:19,822
Waxyaabo aad u xun ayaa dhici doona.

376
00:03:19,822 --> 00:03:23,822
Sidee? Feride ilaah dartiis (Allaah aşkına) ha dhihin (ka xir).

377
00:03:23,822 --> 00:03:27,242
: Waxaan arkay... Indhihiisa waxaan ku arkay cadho.

378
00:03:27,255 --> 00:03:31,255
... Wuu gubi doonaa wax kasta oo jidkiisa ku jira, wuuna tegi doonaa.

379
00:03:31,266 --> 00:03:35,266
Haddi aanu qasdigiisu xumaan, miyuu indho qabow igu soo eegi lahaa?

380
00:03:35,266 --> 00:03:39,266
Ma wuu iga quusan lahaa, oo wuu iga tagi lahaa?

381
00:03:39,300 --> 00:03:43,300
Dabcan wuu ogaa inaan ka hortagi doono, waana sababta uu u yidhi "ka tag", "way dhammaatay" "illow" ...

382
00:03:44,958 --> 00:03:48,958
Maahir ayaa yiri? Feride, labadiinuba ma kala tagteen?

383
00:03:48,999 --> 00:03:52,289
Waa inaan ka hortagaa, Suna.

384
00:03:52,289 --> 00:03:56,289
Jooji Feride, fadlan. Fadlan wax dheh.

385
00:03:56,289 --> 00:04:03,163
Suna dambe, waa lama huraan inaan helo Maahir. Waa inaan ka hortagaa inuu khalad sameeyo.

386
00:04:08,379 --> 00:04:12,379
Ninkii (Cuneyt) markuu jeelka galay ayuu qof la dhacay. Si xun ayaa loo garaacay

387
00:04:12,419 --> 00:04:16,419
Markay heleen isagoo xaalkaas ku sugan, waxay isla markiiba u direen qolkii jiifka.

388
00:04:16,429 --> 00:04:20,429
laakiin xaaladiisa ayaa aad uga sii dartay xalay, sidaas darteed waxaa loo gudbiyay isbitaalka

389
00:04:20,506 --> 00:04:35,836
Ka dibna, wuu ka lumay halkaas. Haddii uu baxsaday ama qof ha afduubay, weli waa qarsoodi.

390
00:04:37,115 --> 00:04:42,904
Sidee tani ku dhici kartaa? Ninku waa maxbuus, miyaanay jirin cid ilaalinaysa?

391
00:04:42,904 --> 00:04:46,904
Miyaanay jiri lahayn Mudane Wasiir... Askartii Booliska ayaa ilaalinaysay.

392
00:04:46,904 --> 00:04:50,904
balse lama arag dhacdo iyo muuqaal toona.

393
00:04:50,904 --> 00:04:54,904
Dhab ahaantii, waxay ogaadeen inuu habeen tagay.

394
00:04:54,925 --> 00:04:58,925
Si aan u dhigo sidan (anlayacağın), Cüneyt Yanbal hadda waa la waayay.

395
00:05:01,379 --> 00:05:05,379
Ma fahmi karo... dhakhtarku waxa uu sheegay in xaaladiisu ay aad u liidato

396
00:05:05,633 --> 00:05:11,589
in aan laga tagi karin... oo ninku si fudud buu u lumay?

397
00:05:13,084 --> 00:05:17,084
Uma maleynayo inuu kan keligiis sameeyay.

398
00:05:17,190 --> 00:05:19,990
Haddaba yaa sameeyay?

399
00:05:20,010 --> 00:05:24,010
Ninka ma baxsan, waxaan aaminsanahay in la afduubay.

400
00:05:25,962 --> 00:05:28,392
Oo haddaynu dib u milicsano tan.

401
00:05:28,546 --> 00:05:30,926
Waxaan ogaanay in uu jiro hal qof oo laga shakisan yahay oo samayn kara arrintan

402
00:05:31,288 --> 00:05:33,278
... Maahir Kara.

403
00:05:38,281 --> 00:05:42,281
Isagu waa kan keliya ee danaynaya arrinta Cüneyt

404
00:05:42,318 --> 00:05:46,318
iyo in uu wax yeelo. Anigoo taa ka duulaya, waxaan bixiyay amar qabasho

405
00:05:46,339 --> 00:05:50,339
isaga ka dhanka ah. Markay keeni doonaan, anigu shakhsi ahaan ayaan wax weyddiin doonaa.

406
00:05:52,792 --> 00:05:56,792
Ka warran haddaanu Maahir ahayn kii afduubay?

407
00:05:56,839 --> 00:06:00,839
Inkastoo ay tahay dhacdo isaga ku habboon

408
00:06:00,880 --> 00:06:06,724
Tilmaamaha ninku (muhteviyat) waa waalli (divanelik), xoog aan caqli-gal ahayn (kaba kuvvet) ...

409
00:06:06,827 --> 00:06:14,010
Xitaa haddii uusan ku lug lahayn, dadka oo dhan waxay u maleynayaan mid ka soo horjeeda.

410
00:06:14,617 --> 00:06:18,617
Markii aan dhacdadaas ka war helay, ayaan isla markiiba kii cusbaa u diray saxaafadda.

411
00:06:18,617 --> 00:06:22,617
. Waxaan ku dhaartay in tuhmanaha guud uu yahay Maahir Kara.

412
00:06:22,809 --> 00:06:24,979
Ma ogtahay waxa?

413
00:06:25,994 --> 00:06:29,994
Waxaan idinku dhex arkayaa dhaldhalaalka sirdoon ee uu lahaan jiray Marxuum Turguut.

414
00:06:30,974 --> 00:06:37,550
Sidan ku wad, savcı bey. Sii wad

415
00:06:55,212 --> 00:06:59,212
in aanay caado u ahayn in uu seexdo ilaa wakhtigaas maalintii...

416
00:06:59,618 --> 00:07:03,618
In abtigii uu gaajaysan yahay, dhammaantood waxay ku sugayaan miiska cashada...

417
00:07:03,775 --> 00:07:17,382
Nazif wuxuu u ordayaa qolkii wax lagu cunteeyo, qofna ma joogo İlknur mooyaane

418
00:07:17,396 --> 00:07:21,396
…Naasif waxa uu waydiiyay waxa ay raadinayso, ka dib waxa ay ugu jawaabtay in uu meel sare raadinayo

419
00:07:37,995 --> 00:07:41,995
Waxay sheegtay inay raadinaysay ilaa iyo...

420
00:07:41,995 --> 00:07:45,995
Way xanaaqday sababtoo ah way ka heli weyday meeshii ay dhigtay, İlknur wuxuu yidhi waa hubaal in jinku (cin) qaatay.

421
00:07:47,570 --> 00:07:51,570
waxay tidhi gurigan sixir baa ku jira mise waaba xaasid weyn baa reerkooda ku jira

422
00:07:51,617 --> 00:08:17,093
ka dib waxay bilowday inay ka hadasho arin uu Safiya ka samayn jiray arimahan oo kale

423
00:09:38,207 --> 00:09:42,207
caruur u ordaya inay dugsiga aadaan…taasoo xasuusisay Nazif Jr. Markaa waxay dareentay argagax…

424
00:10:25,090 --> 00:10:29,090
u hel Börek ama wax la mid ah Necdet.

425
00:10:58,423 --> 00:11:02,423
Waa maxay arintu (hayrola), Kerime hanım?

426
00:11:02,423 --> 00:11:06,423
Xagee laga helaa tan? Miyaanan kuu sheegin inaadan guriga ka bixi doonin?

427
00:11:06,646 --> 00:11:10,646
Adigu taas igama hor istaagi kartid, ee iga tag

428
00:11:10,646 --> 00:11:14,646
Waxaad samayn doontaa wax kasta oo aan idhaahdo. Amarradayda kama hor iman doontid

429
00:11:14,698 --> 00:11:21,753
Waad qaldan tahay. Hadda waan tegi doonaa oo runta u sharixi doona Feride iyo Maahir, iyo cid kasta oo kale.

430
00:11:21,753 --> 00:11:25,720
Waxay ogaan doonaan inaad nafta ka qaadday dadkaas aan waxba galabsan.

431
00:11:27,739 --> 00:11:36,525
Runtii? Hagaag (pekala), hadday sidaas tahay, markaas aan tagno oo runta wada sheegno.

432
00:11:36,578 --> 00:11:40,578
maxaad qabanaysaa

433
00:11:40,578 --> 00:11:42,708
Tag!

434
00:11:42,737 --> 00:11:48,947
Maxaad samaynaysaa, gacantayda iga daa!

435
00:11:50,789 --> 00:11:52,479
Fur albaabka.

436
00:12:08,985 --> 00:12:15,522
Xagga gurigaaga, sax? Markii Nazif baba uu maqlay arrinkan...

437
00:12:15,534 --> 00:12:21,898
wuxuu ka daloolin doonaa laabta (wadnaha – bağır) erayadiisa (sözleriyle delip geçecek bağırıma). Laakiin maxaa xal ah... Maxaa dhacay, waa dhacay (olan oldu).

438
00:12:30,914 --> 00:12:40,747
Maahir, warkii waa ay heleen. Haddii aad rabto, aan gadaal ka noqonno, oo la hadal Nazif baba.

439
00:12:44,434 --> 00:12:49,089
Naftaada dhibaato ha gelin. Kaliya samee waxa aad rabto inaad sameyso, kardeşim.

440
00:13:05,252 --> 00:13:09,252
: Komiser Yaasiin, waxaa jira amar lagu soo xirayo Maahir Kara.

441
00:13:09,322 --> 00:13:14,684
. Waxaa looga shakisan yahay inuu afduubtay Cüneyt Yanbal. Waxaan u nimid inaan xirno.

442
00:13:14,684 --> 00:13:18,684
Tamam, Maahir Kara ayaa ila jooga, markaas, waad i raacdaa.

443
00:13:18,684 --> 00:13:21,750
: Waxaan u qaadaynaa Beyoğlu, savcı ayaa halkaas ku qaadi doona bayaankiisa.

